Weerar ku bilowday qaraxyo waaweyn oo ka socda degaan ka tirsan gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waaberigii saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degaanka Baxdo oo ka tirsan Gobolka Mudug, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Ahlusunna iyo maleeshiyo degaankaas ku sugan. Wararka ayaa intaas ku daraya in dagaal culus uu labada dhinac ku dhexmarayo degaanka Baxdo, iyadoo daryanka rasaasta iyo madaafiicda laga laga maqlayo … Continue reading Weerar ku bilowday qaraxyo waaweyn oo ka socda degaan ka tirsan gobolka Mudug